Monday, July 14, 2025

DAAWO SAWIRRO: Ciidamada AMISOM ee la xiray & Agabkii ciidan ee ay iibinayeen

Ciidanka ammaanka dowladda Soomaaliya ayaa  xabsiga dhigay 5 Askari oo ka tirsan ciidanka AMISOM ee ka socda dalka Uganda iyo 10-qof oo Soomaali ah oo iibinayay qalbka Qalabka ay adeegsadaan ciidanka AMISOM suuq ku yaala xaruntii hore ee Wakaaladii Biyaha Magaalada Muqdisho.

Ugu danbayntii Wasiirka Wasaaradda Amniga Gudaha ee Xukuumada Soomaaliya Mudane Cabdirisaaq Cumar Maxamed ayaa sheegay in arrintan ay dhalineyso shaki weyn. “Waxaa suurtagal ah in Amnidarada ka jirta Soomaaliya waxyaabahan ay qeyb ka ahaayeen, baaris ayaa socota, sharciga ayaana la marsiin doonaa”ayuu yiri wasiirka.

DAAWO SAWIRADDA

13336246_990963204350292_1950451337_n.png13348781_990963137683632_1570530256_n.png13382074_990963077683638_1032695171_n.png13384677_990963134350299_1694978397_n.png13393075_990963211016958_1901822453_n.png13393247_990963107683635_1237500142_n.png13401016_990963454350267_1710669682_n.png13401019_990963131016966_2088588390_n.png13401107_990963081016971_128213966_n.png13401120_990963461016933_926360048_n.png

NAGULA SAAXIIB BARAHA BULSHADA: Like Saar

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,990FollowersFollow

NAGU SOO BIIR

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,988FollowersFollow

TOP NEWS

XOGAHA QARSOON