AMISOM ayaa faafisay sawiradda ciidamada Itoobiya ee fadhigoodu yahay degaanka Halgan oo dhowaan halkaasi dagaalka qaraar kula galay Alshabaab oo afar jiho kasoo weerartay, kadib markii uu booqday kusimaha taliyaha ciidamada AMISOM.
Sawirrada ayaa muujinaya ciidamo arad weyni ka muuqdo, waxaana ku dhex jira haween, balse taliyaha AMISOM ayaa si weyn ugu ammaanay sidii ay u jebiyeen isku daygii Alshabaab.
HOOSA KA DAAWO SAWIRRADA
Sawirrada: AMISOM