Tuesday, July 15, 2025

DAAWO SAWIRRO: Ciidamada Milateriga Turkiga oo weli ku qulqulaya dalka Qatar

Ciidamada Turkiga ayaa weli ku qulqulaya dalka Qatar, kadib heshiis si degdeg labada dal u gaareen oo ku saabsan saldhigga ciidamada Turkiga ee dalka Qatar.

Qeybtii lixaad ee ciidamada Turkiga ayaa gaartay dalka Qatar, iyadoo ku biiray ciidamadii hore e Turkigu geeyay dalkaasi, markii khilaafka ka dhex oogmay dalalka Khaliijka.

Ciidamada Turkiga ee dalka Qatar loo dirayo ayaa gaari doona 5000 askari, waxayna dalalka Sacuudiga iyo Imaaraadka shaki ka muujiyeen tirada badan ee ciidamada Turkiga inay u socdaan tababar sida heshiiska labada dal lagu shaaciyay.

SAWIRRO

NAGULA SAAXIIB BARAHA BULSHADA: Like Saar

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,990FollowersFollow

NAGU SOO BIIR

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,988FollowersFollow

TOP NEWS

XOGAHA QARSOON