Qaar ka mida ciidamo fara badan oo magaalada Cadaado yimid kadib xiisada siyaasadeed ee Galmudug ayaa laga saaray magaalada, iyadoo la geeyay degaanka Gelinsoor ee duleedka magaalada.
Ciidamadan oo ay halkaasi kula hadleen xildhibaanno ay ka mid yihiin Axmed Macalin Fiqi, Mahad Maxamed Salaad iyo xubno kale waxay ka yimaadeen magaalada Gaalkacyo iyo degaanada la xiriira iyadoo taageersan madaxweyne Xaaf.
HOOS KA DAAWO SAWIRRADA