Friday, June 27, 2025

DAAWO SAWIRRO: C/kariin Guuleed oo si la yaab leh loogu soo dhoweeyay Cadaado

Madaxweynaha Galmudug C/kariin Xuseen Guuleed ayaa Maanta dib ugu laabtay Magaalada Cadaado, iyadoo si la yaab leh loogu soo dhaweeyay Magaalada Cadaado.

Madaxweyne oo dhowaan ay xildhibaano ka mida Baarlamaanka Galmudug xilka ka qaadeen ayaa la sheegay inuu la kulmi doono Baarlamaanka iyo Golihiisa Wasiirada Galmudug.

Soo dhoweynta ayaa muujineysa in mooshinkii lagu qaaday C/kariin Guuleed aanu dhaqan gelin

DAAWO SAWIRRO

 

NAGULA SAAXIIB BARAHA BULSHADA: Like Saar

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,990FollowersFollow

NAGU SOO BIIR

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,988FollowersFollow

TOP NEWS

XOGAHA QARSOON