Wararka laga helayo magaalada Boosaaso ee xarunta ganacsiga Puntland ayaa sheegayaan in Doon Ganacsi uu Dab xoog leh xilli ay kusoo xiran lahayn Dekada Magaalada Boosaaso.
Doontan o la heegay inay ahayd mid yar oo ayaa lagu guuldarreysatay in loo gurmado, waxaana iyadoo la wada daawanayo ay ku bas beeshay meel aan ka fogeyn dekadda Boosaaso.
Faahfaahin dheeraad ah ayaa kasoo baxeysa cidda lahayd doonta iyo shixnadda saarneyd, dekadda Boosaaso ayaa waxaa muumulka shirkadda P&O oo hoostagta DP World.
Ad
- Advertisement -
Warar Xul ah