Diyaarad dagaal ayaa weerar ay ku qaaday ciidamo ka tirsan Galmudug xalay saqdii dhexe ku dishay in ka badan 10 askari.
Goobta weerarku ka dhacay ayaa ah Bariga gobolka Mudug, degaanka Jeexdin, waxaana halkaasi maanta gaaray mas’uuliyiin iyo saxafiyiin, iyadoo ay ka muuqdeen qasaaraha halkaasi ka dhacay.
HOOS KA DAAWO SAWIRRO