Waxaa maanta oo bishu ahayd 12-ka Bisha Janaayo 2016 magaalada Jowhar furmay shirka maamul u sameynta magaalada gobolada Hiiraan iyo Shabeelaha Dhexe oo ay ka soo qeyb galeen ergooyin ka kala socday labada gobol, xildhibaano, wasiiro iyo marti sharaf kale.
HOOS KA DAAWO SAWIRRADA