Tuesday, July 15, 2025

DAAWO SAWIRRO: Gaari & Laptop-yo Qaraxyo lagu diyaariyay oo la qabtay

Ciidamada Booliska Gobalka Banaadir ayaa goor dhoweyd caawa Taalada Daljirka Daahsoon ee bartamaha Magaalada Muqdisho ku soo bandhigay  Gaari nooca Carib ah iyo 7 Kombiyuutar, Telefoono Moobeyl oo la sheegay in qaraxyo looga fulin rabay magaalada Muqdisho.

Taliyaha Booliska Gobalka Banaadir Cali Xersi Barre (Cali Gaab) ayaa saxafiyiinta u sheegay in gacanta lagu hayo dadkii ku howlanaa diyaarinta walxahan qarxa oo baarisna ku socoto. Wuxuu caddeeyay in kooxaha falalka ammaandarrada ka wada Muqdisho ay la tacaalayaan, wuxuna shacabka ka codsaday inay gacan ku siiyaan ciidamada.

HOOS KA DAAWO SAWIRRO

 

Gaariqarax

Laptop1

Laptop2

laptop3

Laptop4

Laptop5

laptop6

Goobjooge.com

NAGULA SAAXIIB BARAHA BULSHADA: Like Saar

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,990FollowersFollow

NAGU SOO BIIR

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,988FollowersFollow

TOP NEWS

XOGAHA QARSOON