Monday, July 14, 2025

DAAWO SAWIRRO: Madaxweynaha Hirshabeelle oo si diiran loogu soo dhoweeyay Beledweyne

Dadweyne, waxgarad iyo qeybaha Bulshada ayaa garoonka diyaaradaha  magaalada Beledweyne si diiran ugu soo dhoweeyay  madaxweynaha Hirshabeelle Cali Cabdullahi Cosoble.

Xubnaha socdaalkiisa ku wehliyay waxa ka mida gudoomiyaha Gobolka Hiiraan Yuusuf Dabageed,  Xildhibaan Maxamed Xasan Qoono, Xildhibaan Nuur Iidow Beyle iyo Safiirka Soomaaliya u fadhiya Turkiga Maxamed Cabdulaahi Sanbaloolshe iyo xubno kale.

Madaxweyne Cali Cabdulaahi Cosoble ayaa aad uga mahadceliyay sida ay usoo dhaweeyeen isaga iyo wafdigiisa waxana uu sheegay in uu xalin doono maamulkiisa dhibaatooyinka ay tabanayaan bulshada gobolka Hiiraan.

DAAWO SAWIRRADA

so-dhaweyntii-cali-cabdulaahi-cosoble-14

so-dhaweyntii-cali-cabdulaahi-cosoble-16

so-dhaweyntii-cali-cabdulaahi-cosoble-17

so-dhaweyntii-cali-cabdulaahi-cosoble-19

so-dhaweyntii-cali-cabdulaahi-cosoble-23

so-dhaweyntii-cali-cabdulaahi-cosoble-24

so-dhaweyntii-cali-cabdulaahi-cosoble-20

so-dhaweyntii-cali-cabdulaahi-cosoble-22

so-dhaweyntii-cali-cabdulaahi-cosoble-21

so-dhaweyntii-cali-cabdulaahi-cosoble-11

so-dhaweyntii-cali-cabdulaahi-cosoble-9

so-dhaweyntii-cali-cabdulaahi-cosoble-8

so-dhaweyntii-cali-cabdulaahi-cosoble-7

so-dhaweyntii-cali-cabdulaahi-cosoble-5

Isha: Hirshabeelle.com

NAGULA SAAXIIB BARAHA BULSHADA: Like Saar

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,990FollowersFollow

NAGU SOO BIIR

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,988FollowersFollow

TOP NEWS

XOGAHA QARSOON