Tag: BELEDWEYNE

Ciidamadii muranka ka taagnaa ee Magaalada Beledweyne oo lagu guuleystay in loo qaado Gobolka...

Ciidamadii muranka ka taagnaa ee magaalada Beledweyne ee Gobolka Hiiraan ayaa lagu guuleystay in laga qaado halkaasi, kadib muddo ay isku mari...

Alshabab oo weerar Madaafiic ah ku qaaday Saldhigga ciidamada Lama-galaay ee Beledweyne

Wararka laga helayo Gobolka Hiiraan ayaa sheegaya in Al-Shabaab ay xalay weerar madaafiic ah ku qaaday saldhiga Ciidamada Lama-galaay ee  Magalada...

Ugaas Xasan oo Dowladda Somalia ku eedeeyay inay Caruurta Reer Hiiraan u qoraneyso Askar...

Ugaaska Beesha Xawaadle Ugaas Xasan Ugaas Khaliif ayaa dowladda Somalia ku eedeeyay inay caruur u qoraneyso askar, taasoo keenay inay diidaan...

Wasiir Goodax & xildhibaanno kasoo jeeda Hiiraan oo Beledweyne u tegay xalinta khilaafka ka...

Wasiirka Waxbarashada Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Cabdullaahi Goodax Barre ayaa maanta gaaray magaalada Beledweyne ee xarunta gobolka Hiiraan.

Yuusuf Dabageed: “Ciidamada AMISOM & Itoobiya in la igu soo weeraro oo la...

Guddoomiyihii xilka laag qaaday ee Gobolka Hiiraan Yuusuf Axmed Hagar (Dabageed) ayaa sheegay inuu ka badbaaday dil qorsheysan oo loo abaabulay, markii...
Maxamed Cabdi Waare

Madaxweyne Waare oo shir jaraa’id ku qabtay Beledweyne (Sidee ku tegay, halkeese uga sugan...

Madaxweynaha maamulka Hirshabeelle Maxamed Cabdi Waare oo galabta degdeg ugu laabtay magaalada Beledweyne, isagoo ka yimid dalka Kenya ayaa caawa Shir jaraa'id...

Golaha Badbaadada Hirshabeelle oo War kasoo saaray Xiisada Magaalada Beledweyne. [Akhriso]

Golaha Badbaadada Hirshabeelle ayaa Bayaankan ka soo saaray  Mashaqada ka dhacday shalay duleedka Magaalada B/weyne (Kalabeeyrka) taasoo ay ka dhasheen dhimasho sarkaal...

Madaxweyne Farmaajo oo Guddi u magacaabay xaalada Beledweyne & Faragelin uu ku sameeyay shaqaaqadii..

Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa faragelin ku sameeyay shaqaaqo horaantii bishan ka dhacday degmada Xamarweyne ee magaalada Muqdisho oo ay ku...

Xukuumadda Somalia oo Amar dul dhigtay Ciidamada Dowladda ee ku sugan Gobolka Hiiraan.

Xukuumadda Soomaaliya ayaa ciidamada ku sugan Gobolka Hiiran ku amartay inaysan ku lug yeelan xiisada ka taagan Gobolkaasi, kana qeyb gelin wixii...

Taliyihii Ciidamada Booliska Gobolka Hiiraan oo lagu dilay dagaal ka dhacay Kala-beyr, Beledweyne.

Taliyihii Ciidamada Booliska Gobolka Hiiraan Gashaanle Dhexe Maxamed Macow Xalane ayaa maanta lagu dilay dagaal ka dhacay degaanka Kala-Beyr ee duleedka...

DEGDEG: Dagaal ka Qarxay duleedka magaalada Beledweyne & Sarkaal lagu dilay…

Wararka laga helayo Gobolka Hiiraan ayaa sheegay inuu dagaal ka qarxay degaanka kala-beyr ee duleedka magaalada Beledweyne, Xarunta Gobolka Hiiraan.

Yuusuf Dabageed oo Go’aan Cusub kasoo saaray xil ka qaadista Madaxweynaha Hirshabeelle.

Gudoomiyaha xilka laga qaaday ee Gobolka Hiiraan Yuusuf Axmed Hagar (Dabageed) oo shir jaraa'id ku qabtay magaalada Beledweyne ayaa go'aan cusub...

Ciidamo taabacsan Yuusuf Dabageed oo la wareegay qeybo ka mida magaalada Beledweyne & Maamulkii…

Wararka laga helayo magaalada Beledweyne ee Gobolka Hiiraan ayaa sheegaya in ciidamo taabacsan guddoomiyaha Gobolka Hiiraan ee xilka laga qaaday Yuusuf Axmed...

Warbixin ku saabsan Wiil 5 sano jir ahaa oo maalin cad lagu gowracay magaalada...

War naxdin leh ayaa hareeyay magaladda Beledweyne ee Gobolka Hiiraan, kadib markii shalay Duhurnimadii lagu gowracay wiil 5 sano jir ahaa oo...

Xasan Sheekh Maxamuud oo hoygiisa Magaalada Beledweyne ugu tegay Ugaas Xasan Ugaas Khaliif [Sawirro]

Madaxweynihii hore ee Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud oo ku sugan magaalad Beledweyne ee Gobolka Hiiraan ayaa Hoygiisa maanta ugu tegay Ugaas Xasan Ugaas Khaliif. Xasan...

Sidee Xildhibaan Xasan Sheekh loogu soo dhoweeyay Magaalada Beledweyne..? [DAAWO SAWIRRO]

Madaxweynihii hore ee Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa maanta lagu soo dhoweeyay magaalada Beledweyne ee Gobolka Hiiraan. Xildhibaan Xasan Sheekh aya sheega inuu socdaal shaqo...

FAAHFAAHIN: Qarax ka dhacay magaalada Beledweyne & Wararkii ugu danbeeyay

Faahfaahin dheeraad ah ayaa kasoo baxeysa qarax Duhurnimadii maanta ka dhacay magaalada Beledweyne ee xarunta Gobolka Hiiraan. Qarax ayaa la dhigay meel u dhow  Saldhigga degmada...

DEGDEG: Qarax xoog leh oo Goor dhoweyd ka dhacay Magaalada Beledweyne

War hadda soo dhacay ayaa sheegay in qarax xoog leh uu ka dhacay bartamaha magaalada Beledweyne ee xarunta Gobolka Hiiraan. Qaraxa ayaa ka dhacay inta...

FAAHFAAHIN: Qarax ka dhacay Guri uu deganaa Taliye xigeenkii hore ee Ciidamada Booliska [Sawirro]

Wararka laga helayo magaalada Beledweyne ayaa sheegaya  inuu Qarax Miino uu maanta ka dhacay Guriga uu Magaalada uu ka deganaa  taliye ku xigeenkii hore...

Guddoomiye ku xigeenkii Gobolka Hiiraan & Xoghayihii Magaalada Beledweyne oo xilalkii laga qaaday

Maamluka Hirshabelle ayaa xilalkii ka qaaday guddoomiye ku xigeenada Gobolka Hiiraan iyo xoghayeyaasha Gobolka iyo degmada Beledweyne. Wareegto kasoo baxay Wasiirka Arrimaha Gudaha Hirshabeelle Maxamed...
error: Content is protected !!