Waxaa maanta Xarunta Dugsiga Sare Booliska Jeneraal Kaahiye ee Muqdisho waxaa ka furmay Kalfadhiga labaad ee Golaha Shacabka.
Madaxda dowladda sida Madaxweynaha, Ra’isal Wasaaraha, Ra’isal Wasaare ku xigeenka, madaxda maamul goboleedyada qaarkood iyo Dalka Xildhibaanada labada golle.
Waxaa kaloo xafladda ku sugnaa wasiiro iyo diblomaasiyiin. Madaxweyne Farmaajo ayaa khudbad ka jeediyay isagoo ka hadlay waxqabadka dowladda uu hoggaamiyo intii ay xilka heysay.
SAWIRRO



Ad
- Advertisement -
Warar Xul ah