Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud oo ay wehliyaan madaxweynaha maamulka Koonfur Galbeed Shariif Xasan Sheekh Aadan
iyo Guddoomiyaha Gobolka Banaadir Yuusuf Xuseen Jimcaale ayaa maanta si rasmi ah u furay tartanka Kubadda Cagta maamul Goboleedyada dalka.
Tartankan oo ay ka qeyb galayaan lix kooxood waxaa soo qabanqaabisa wasaaradda Isboortiga xukuumada Soomaaliya iyo maamulka Gobolka Banaadir.
DAAWO SAWIRRO
Goobjooge.com