DAAWO SAWIRRO: Madaxweynaha Uganda & Ra’iisal wasaaraha Itoobiya oo ka shiray xaaladda Soomaaliya

0

Madaxda dalalka Itoobiya iyo Uganda ayaa ka wadahadlay xaaladda Soomaaliya, kadib socdaal rasmi ah oo Ra’iisal wasaraha Itoobiya ku tegay dalka Uganda.

Booqasho rasmi ah oo muddo saddex maalmood qaadaneysa ayuu Ra’iisal wasaaraha Itoobiya Hailemariam Desalegn ayaa ku saabsan xiriirka labada dal iyo iskaashiga ka dhaxeeya.

Sida uu madaxweynaha Uganda Yoweri Musaveni waxay labada hogaamiye ka wadahadleen xaaladda Soomaaliya. ” Waxaan sii wadi doonnaa inaan ka shaqeyno xaalad ay Soomaaliya u dib ugu dhisato tiirarka dowladnimada iyo hay’adaha  dowladda iyo adeegyada bulshada…”

DAAWO SAWIRRO

Goobjooge.com