Monday, June 23, 2025

DAAWO SAWIRRO: Madaxweyne Farmaajo oo ka degay Magaalada Kampala

Madaxweynah Soomaaliya iyo wafdi uu hoggaaminayo ayaa galabta gaaray magaalada Kampala ee dalka Uganda.

Waxaa garoonka Diyaaradaha ku soo dhoweeyay madax ka tirsan madaxtooyada Uganda, waxaana madaxweynaha uu la kulmi doonaa dhiggiisa Uganda Yoweri Musaveni oo ay ka wadahadli doonaan xaaladda Soomaaliya.

Socdaalka madaxweynaha Farmaajo ayaa salka ku haya dagaal uu sheegay in lagu qaadayo kooxda Alshabaab kadib weerarkii qaraxa ahaa ee dadka badan lagu laayay magaalada Muqdisho.

Ad

SAWIRRO

Warar Xul ah

NAGULA SAAXIIB BARAHA BULSHADA: Like Saar

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,990FollowersFollow

NAGU SOO BIIR

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,988FollowersFollow

TOP NEWS

XOGAHA QARSOON