Wednesday, July 2, 2025

DAAWO SAWIRRO: Odayaasha Hiiraan oo mar kale qaadacay Shirka Jowhar

Odayaasha dhaqanka Gobolka Hiiraan qaarkood oo shirku uga socdo magaalada Beledweyne ayaa mar kale qaadacay shirka maamul u sameynta goboladda Hiiraan iyo Shabeelaha Dhexe ee ka socda magaalada Jowhar.

Kulan maanta ka dhacay magaalada Baledweyne  ayaa odayaasha dhaqanka waxay ku qaadaceen shirka Wasiirka arimaha gudaha Soomaaliya ka furay Talaadadii magaalada jowhar ee xarunta shabeellaha Dhexe, iyadoo sheegay in cid ka socoto gobolka Hiiraan aanay ka qeyb galeynin.

DAAWO SAWIRRO

98765432

Goobjooge.com

NAGULA SAAXIIB BARAHA BULSHADA: Like Saar

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,990FollowersFollow

NAGU SOO BIIR

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,988FollowersFollow

TOP NEWS

XOGAHA QARSOON