DAAWO SAWIRRO: Qaabkii Madaxweyne Ordogan u soo dhoweeyay Madaxweynaha Soomaaliya

0

Madaxweynaha Turkiga Recep Tayyip Erdoğan ayaa soo dhoweyn heer sare ah u sameeyay madaxweynaha Soomaaliya oo booqasho rasmi ah ku jooga dalkaasi.

Ilaalada Jamhuuriga ayaa soo dhoweyn iyo sallaan sharaf siiyay Madaxweyne Maxamed C/llaahi Farmaajo, waxaana laba madaxweyne ay galeen kulan laba geesood ah oo muddo saacado qaatay, waxaana markii uu soo dhammaaday waxay qabteen shir jaraa’id oo wadajir ah.

DAAWO SAWIRRADA