Wednesday, June 25, 2025

DAAWO SAWIRRO: Qado sharaftii Waqooyiga Gaalkacyo loogu sameeyay C/kariin Guuleed & wafdiga dowladda

Laba dhinac ee magaalada Gaalkacyo waxaa maanta ka kala dhacay kulamo ay ka wada qeyb qaateen madaxda uu hogaaminayo Ra’iisal wasaaraha Soomaaliya iyo madaxda dowlad Goboleedyada Puntland iyo Galmudug, waxaana quraacdii madaxd oo dhan marti u noqdeen madaxweynaha Galmudug C/kariin Guuleed iyagoo lagu wada quraacday hotelka Five Star ee Koonfurta Gaalkacyo.

Qadadii ayaa dhinaca kale ka dhacay Waqooyiga Muqdisho iyadoo marti loo ahaa madaxweyne C/weli Gaas, iyadoo ay kasoo qeyb galkeen  Madaxweynaha Maamulka Galmudug, Ra’iisul-wasaaraha Soomaaliya, Madaxweynaha Maamulka Jubba-land, Wasiiro iyo Xildhibaano ka kala socda Dawladda Federaalka, Dawladda Puntland, Maamulka Jubbaland, Maamulka Galmudug, taliyaha ciidanka xoogga dalka, daraakiisha ciidamada labada dhinac, iyo culimaa’udiin.

DAAWO SAWIRRADA 

IMG_4883IMG_4885IMG_4888IMG_4893IMG_4906IMG_4911IMG_4912IMG_4913IMG_4919IMG_4922IMG_4923IMG_4929IMG_4930IMG_4931IMG_4932IMG_4933IMG_4937IMG_4938IMG_4940IMG_4945IMG_4947IMG_4949IMG_4954IMG_4957IMG_4958IMG_4959IMG_4960IMG_4961IMG_4962IMG_4967IMG_4973IMG_4974IMG_4975IMG_4976IMG_4978IMG_4990IMG_4992IMG_4993IMG_4994IMG_5000IMG_5010IMG_5013IMG_5017IMG_5022IMG_5026IMG_5037IMG_5042IMG_5049

NAGULA SAAXIIB BARAHA BULSHADA: Like Saar

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,990FollowersFollow

NAGU SOO BIIR

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,988FollowersFollow

TOP NEWS

XOGAHA QARSOON