Friday, June 27, 2025

DAAWO SAWIRRO: Qarixii ka dhacay degmada Xamarweyne & Qasaaraha

Waxaa soo baxaya faahfaahin ku saabsan qaraxii maanta Duhurtii ka dhacay maqaayada Al-hindi ee degmada Xamaweyne oo ku taalla dhabarka dambe ee xarunta Gobolka Banaadir.

Qaraxa oo ka dhashay gaari laga soo buuxiyay waxyaabaha qarxa oo goobta la soo dhigay, waxaana ku dhintay afar ruux iyadoo 3 oo qof kale ku dhaawacmeen oo dhammaantood shacab ah, sida ay sheegay Wasaaradda Arrimaha gudaha.

Alshabaab ayaa sheegatay qaraxa is miidaaminta iyadoo ku bar tilmaameedsatay saraakiisha ciidamada dowladda.

DAAWO SAWIRRADA

4

2

1

qarax1

Qarax2

Qarax3

Qarax4

Qarax5

Qarax6

Goobjooge.com

NAGULA SAAXIIB BARAHA BULSHADA: Like Saar

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,990FollowersFollow

NAGU SOO BIIR

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,988FollowersFollow

TOP NEWS

XOGAHA QARSOON