Sunday, July 13, 2025

DAAWO SAWIRRO: Shirkii Madaxda Madasha Qaran oo ka furmay Baydhaba

Shirkii Madasha Wadatashiga Qaran ayaa ka furmay magaalada Baydhabo, iyadoo ay hor yaallaan qodobo adag oo ku saabsan doorashada 2016 ee waqtigeedu soo gudaha galay iyo maqaamka Muqdisho..

Qodobada sida weyn looga sugayo in go’aan looga gaaro ayaa waxaa kamid ah ku dhawaaqida xiliga la qabanayo doorashooyinka ka dhacaya dalka Soomaaliya oo hore loo sheegay in marnaba waqti dheeri ah aan lagu darsan doonin bisha Agoosto, balse ay muuqato inuu dib u dhac imaan doono.

DAAWO SAWIRRADA

Madasha-baydhaba002 Madasha-baydhaba003 Madasha-baydhaba004 Madasha-baydhaba005 Madasha-baydhaba006 Madasha-baydhaba007 Madasha-Baydhabaa001

NAGULA SAAXIIB BARAHA BULSHADA: Like Saar

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,990FollowersFollow

NAGU SOO BIIR

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,988FollowersFollow

TOP NEWS

XOGAHA QARSOON