Friday, June 27, 2025

DAAWO SAWIRRO: Sidee ayay maalinta Ciida u lebisteen Madaxda Soomaalida..?

Madaxda Soomaalida ee heer dowladda Federaalka iyo kuwa maamul goboleedyad aya siyaabo kala duwan u lebistay iyadoo ka qeyb galay salaadihii ciida ee ka kala dhacay magaalooyinka dalka.

Haddaba waxaa idin soo gudbiyeenaa qaabkii ay u lebisteen munaasabadda diiniga iyo shacbiga ah ee Ciidul fitriga.

HOOS KA DAAWO SAWIRRADA

Xasan-ciid
Madaxweyne Xasan Sheekh
Madaxweynaha Somaliland - Axmed Siilaanyo
Madaxweynaha Somaliland – Axmed Siilaanyo
CWELI GAAS
C/weli Gaas – Madaxweynaha Puntland
Axmed-Madoobe
Axmed Madoobe -Madaxweynaha Jubba
Kgalbeed
Bidix: qofka Labaad Guddoomiyaha Baarlamaanka K/Galbeed – & wasiiro ka tirsan maamulka Shariif Xasan oo ka maqnaa Baydhaba
Madaxweyne ku xigeenka Galmudug
Madaxweyne ku xigeenka Galmudug

Goobjooge.com

NAGULA SAAXIIB BARAHA BULSHADA: Like Saar

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,990FollowersFollow

NAGU SOO BIIR

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,988FollowersFollow

TOP NEWS

XOGAHA QARSOON