Tuesday, July 1, 2025

DAAWO SAWIRRO: Socdaalkii Madaxweyne Xasan Sheekh ee Magaalada Baydhaba

Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa socdaal maalin ah ku tegay magaalada Baydhaba oo ay ka socdaan soo xulista Baarlamaanka maamulka Koonfur Galbeed ee Soomaaliya, waxaana socdaalkiisa ku wehliyay xubno ka socday golayaasha dowlada iyadoo si weyn loogu soo dhaweeyay magaalada Baydhaba.

Ujeedka socdaalka madaxweynaha ayaa ahaa inuu odayaasha dhaqanka culeys ku saaro dedejinta soo xulista xildhibaanada iyo taageerida Shariif Xasan waxaana kulamo uu la qaatay odayaasha iyo maamulka K/galbeed kadib uu dib ugu soo laabtay magaalada Muqdisho.

HOOS KA DAAWO SAWIRADDA BOOQASHADA MADAXWEYNAHA EE BAYDHABA

IB0A1620IB0A1627IB0A1630IB0A1639IB0A1695IB0A1703IB0A1722IB0A1736IB0A1737IB0A1738IB0A1775IB0A1804IB0A1808IB0A1854IB0A1857IB0A1858IB0A1865IB0A1873IB0A1875IB0A1895IB0A1898IB0A1904IB0A1905IB0A1907IB0A1919IB0A1925IB0A1929IB0A1944IB0A1964IB0A1975IB0A1983IB0A1988IB0A2041IB0A2064IB0A2076IB0A2095IB0A2112IB0A2116IB0A2118IB0A2134IB0A2185IB0A2203IB0A2215

Goobjooge.com

NAGULA SAAXIIB BARAHA BULSHADA: Like Saar

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,990FollowersFollow

NAGU SOO BIIR

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,988FollowersFollow

TOP NEWS

XOGAHA QARSOON