Tuesday, June 24, 2025

DAAWO SAWIRRO & VIDEO: Qaraxyo ka dhacay Magaalooyinka Madiina Almunawara & Qadiib

Qaraxyo is-miidaamin aha ayaa caawa ka dhacay magaalada Barakeysan ee Madiina Almunawara, oo ah magaalada labaad ee muslimiinta ugu barakeysan xillo lagu jiray aakhirka Bisha Ramadaan.

Qaraxa magaalada Medina Almunawara ka dhacay ayaa isna ku dhowaa meel ciidamada amniga ay ku sugan yihiin waxaana la sheegay inay laba qof ku dhinteen. Saraakiisha Sacuudiga ayaa sheegay in 4 qof ay ku dhinteen qaraxa Magaalada Medina

Dhinaca kale Qaraxa labaad ayaa ka dhacay Meel ku dhow Masjid ku yaala gobolka Qadiib ee Bariga Sacuudiga, kadib salaakii Maqrib, waxaana la sheegay inay ku dhinteen laba qof.

Xaaladda ayaa weli qasan inkastoo qasaare badan aanu geysan, waxaana iska soo daba dhacaya wararka ku saabsan qaraxayada Sacuudiga.

DAAWO SAWIRRADA

MadinaQarax

MadinaQarax2

MadinaQarax3

MadinaQarax4

MadinaQarax5

MadinaQarax2

Wakaalado

NAGULA SAAXIIB BARAHA BULSHADA: Like Saar

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,990FollowersFollow

NAGU SOO BIIR

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,988FollowersFollow

TOP NEWS

XOGAHA QARSOON