Tag: Sacuudiga

Kacbada Bakareysan oo laga bedelay Daaha ku wareegsan & Waxa laga sameeyo [Sawiro]

Hay'ada Qaabilsan qurxinta kacbadda Barakeysan ee Maka Almukarama ayaa bedeshay Daaha ku wareegsan Kacbada oo sanad kasta marka la gaaro 8-da Bisha...

2 Milyan Xaaji oo maanta taagnaa Buurta Carafa [Daawo Muuqaaladii ugu danbeeyay]

In ka badan 2 Milyan oo qof ayaa maanta oo Sabti ah 9-ka Bisha Dulxaj oo ku beegan 10-ka Ogost 2019 waxay...

Xujey Soomaaliyeed oo lagu dayacay Magaalada Maka & Dowladda oo eedeysay Shirkado

Wararka laga helayo magaalada barakeysa ee Maka ayaa sheegaya in Xujey fara badan oo Soomaali ah ay ku dayacan yihiin magaalada Maka,...

Sacuudiga oo xayiraadii ka qaaday Markabkii xoolaha siday ee ka tegay Berbera [Dowlada Somalia...

Ra’iisul Wasaare ku-xigeenka Soomaaliya Mahdi Maxamed Guuleed Khadar ka hadlay Markab ku xayirnaa dekadda magaalad Jiddaha ee dalka Sacuudiga, kaasoo xoolo...

Xuuthiyiinta Yeman oo Gantaal ku weerarray Saldhig ku yaalla Koonfurta Sacuudiga.

War hadda soo dhacay ayaa sheegaya in kooxa Xuuthiyiinta Yeman ay Gantaal nooca Cruise ah ay ku weerarreen xarun ku taalla magaalada...

Sacuudiga oo ku dhawaaqay inay Berri tahay maalinta koowaad ee Ciidul Fitriga..

Bayaan goor dhoweyd kasoo baxay Maxkamadda Sare ee Sacuudiga ayaa lagu dhawaaqay in Berri ay tahay maalinta koowaad ee Ciidul fitriga, kadib...

DEGDEG: Inta badan Dalalka Aasiya oo laga waayey Bishii Soonfur & Wararkii ugu danbeeyay...

Inta badan dalalka Aasiya ayaa ku dhawaaqay inay waayeen Bishii Shawaal oo maqribnimadii caawa laga baadi goobayay dalalka islaamka oo dhan.

DAAWO SAWIRRO: Madaxweyne Farmaajo oo lagu soo dhoweeyay Magaalada Jeddah, una sii gudbay…

Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo iyo wafdi uu hoggaaminayo ayaa ka degay magaalada Jeddah ee Boqortooyada Sucuudi Carabiya.

Madaxtooyada oo War kasoo saartay Safarka Madaxweyne Farmaajo ee dalka Sacuudiga

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa magaalada barakaysan ee Makka kaga qeyb gali doona Shir Madaxeedka Ururka Iskaashiga Islaamka...

Madaxweyne Farmaajo Wasiir ka tirsanaa Xukuumada Somalia u magacaabay Safiirka cusub ee dalka Sacuudiga

Madaxweynaha dowladda Soomaaliya Maxamed C/llaahi Farmaajo ayaa magacaabay Danjiraha cusub ee Soomaaliya u fadhin doonaa Boqortooyada Sacuudiga, kadib wareegto kasoo baxday xafiiskiisa.

Dowladda Somalia oo War kulul kasoo saartay Weerar Xuuthiyiinta Yeman ku qaadeen Sacudiga. (War-saxaafadeed)

Dowladda Somalia ayaa si kulul u cambaareysay weerar la sheegay in Xuuthiyiinta Yeman ay ku qaadeen dalka Sacuidiga, iyadoo gantaal ku riday...

Boqorka Sacuudiga oo Shirar degdeg ah isugu yeeray hoggaamiyeyaasha Dalalka Khaliijka iyo Jaamacadda Carabta

Boqorka Sacuudiga Salmaan bin Cabdulcasiis ayaa shir degdeg isugu yeeray madaxda Golaha iskaashiga dalalka Khaliijka iyo hoggaamiyeyaasha dalalka Jaamacadda Carabta.

Xuuthiyiinta Yeman oo 7 Diyaaradood oo Drone ah ku weerarray xarumaha Shidaalka Sacuudiga.

Afhayeenka ciidamada Yeman ee kooxda Xuuthiyiinta ayaa goor dhoweyd war kasoo saaray weerar ay diyaaradaha is-wada ee Drone-ka saaka ku qaadeen xarumaha...

Boqortooyada Sacuudiga oo shaacisay Go’aan ku saabsan Bisha Ramadaan iyo Berri oo noqoneysa 30-ka..

Boqortooyada Sacuudiga ayaa ku dhawaaqday in la waayey bishii Ramadaan ee maqribnimadii Caawa laga raadiyey Gobollada Boqortooyada, iyadoo go'aan ay maxkamadda sare...

Boqorka Sacuudiga oo haweeneydii ugu horeysay u magacaabay Xil Safiir oo uu ka qaaday...

Boqorka Sacuudiga Salman Bin C/casiis ayaa haweeneydii ugu horeysay ee Sacuudiyaan ah u magacaabay safiir, iyadoo dalkeeda uga wakiil noqon doonta dalka...

Wasiirka Arrimaha Dibadda oo Diblomaasiyiinta Qunsuliyadda magaalada Jidda ku amray inay dalka soo galaan...

Wasaaradda Arrimaha Dibadda Soomaaliya ayaa u yeertay dhammaan Qunsulka iyo dhammaan shaqaalaha diblomaasiyiinta ah ee ka howlgala Qunsuliyadda guud ee Magaalada Jiddah, dalka Sacuudiga. Qoraalka...

Dalka Canada oo megangelyo siiyey Gabar Sacuudiyaan oo ka baxday Diinta Islaamka, kana baxstay...

Gabar Sacuudiyaan ah oo arrinteeda dunida qabsatay maalmihii ugu danbeeyay, kadib markii ay ka baxsatay qoyskeeda oo ku sugnaa dalka Kuwait, iyadoo diyaarad u...

Diblomaasiyiin Soomaali ah oo tababar loogu qaaday Magaalada Riyaad ee dalka Sacuudiga (Sawirro)

Wasaaradda Arrimaha dibadda Somaliya ayaa shaacisay in Lix diblomaasi Soomaali ah ayaa u  dhoofeen Magaalada Riyaad ee Boqortooyada Sacuudiga si  ay uga qeybgalaan tababar la...

5 ka mida kooxdii dishay Jamal Kashoqgi oo la toogasho loo dalbaday & Maxkamad...

Waxaa maanta magaalada Riyaad  ee caasimada Boqortooyada Sacuudiga ka bilaabtay maxkamadeynta kooxdii ka dambeysan dilkii saxafigii Jamal Kashoqgi oo 2-dii Oktoobar 2018 lagu dilay...

Boqorka Sacuudiga oo xilkii ka qaaday Wasiir caan ah & Isku shaandheyn lagu sameeyay...

Boqorka Sacuudiga Salmaan Bin Cabdalla ayaa sameeyay isku shaandheyn ugu horeysay ee Golaha Wasiirrada Boqortooyada, iyadoo xilalkii laga qaaday qaar aka mida wasiiradii muhiimka...
error: Content is protected !!