Wednesday, July 16, 2025

DAAWO SAWIRRO: Wadooyin muhiim ah Muqdisho oo u xiran Banaanbaxayaal

Bannaabaxayaasha darawallada Bajaajta ayaa xitay wadooyin muhiim u ah isu socodka Gaadiidka magaalada Muqdisho.

Halka ugu daran ee cakiran ayaa ah isgoyska KM 4 ee magaalada Muqdisho oo magaalada oo dhan isku xira, waxaana lagu gooyay mootooyin fara badan oo boqolaal ah, iyadoo xaaladu kacsan tahay.

SAWIRRO

 

NAGULA SAAXIIB BARAHA BULSHADA: Like Saar

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,990FollowersFollow

NAGU SOO BIIR

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,988FollowersFollow

TOP NEWS

XOGAHA QARSOON