Monday, July 14, 2025

DAAWO SAWIRRO: Wadooyinka Magaalada Muqdisho oo haawanaya & Dadkii oo lugeynaya

Wadooyinka waaweyn ee magaalada Muqdisho ayaa haawanaya kadib markii bandow dhinaca gaadiidka ah lagu soo rogay.

Dadweynaha magaalada ayaa lugeynaya wadooyinka, waxaana xiran dhammaan wadooyinkja waaweyn sida Maka Almukarama, Wadnaha iyo wadooyinka soo gala iyadoo loo diiday in wax gaadiid ah oo aan ahayn kuwa ciidamada ay wadooyinka socdaan.

Akhri: Madaxweyne Xasan Sheekh oo war kasoo saaray Shir-madaxeedka IGAD ee Muqdisho

Akhri: Dadka Muqdisho oo maalintii labaad ku jira Bandow Gaadiid la’aan ah 

DAAWO SAWIRRO

wadooyinka-1wadooyinka-2wadooyinka-4wadooyinka-5wadooyinka-7

Goobjooge.com

NAGULA SAAXIIB BARAHA BULSHADA: Like Saar

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,990FollowersFollow

NAGU SOO BIIR

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,988FollowersFollow

TOP NEWS

XOGAHA QARSOON