Wednesday, June 25, 2025

DAAWO SAWIRRO: Wadooyinka Magaalada Muqdisho oo loo xiray Orod Maaratoon ah

Waxaa saakay la xieay wadooyinka magaalada Muqdisho ee caasimadda Somaliya, iyadoo sababta loo xiray ay ka duwan tahay arrimihii hore loogu xiri jiray ee amniga.

Waxaa magaalada ka socda maanta oo Jimce ah tartan orod ah yar oo maaratoon ah oo ka dhacaya Wadadda Maka Amukarama lagu  (Mini Marathon). Waxa orodka soo qabanqaabisay Wasaaradda Dhalinyarada iyo Ciyaaraha Xukuumadda Federaalka Somaliya iyo Maamulka Gobolka Banaadir.

Dadka orodka ka qeyb galaya ayaa orodkooda ka bilaabaya KM4 iyagoo gaari doona Taalada Daljirka Daahsoon, waxaana la sheegay in lagu xusayo Maalinta Hormarka Isboortiga iyo Nabadda Adduunka.

 

NAGULA SAAXIIB BARAHA BULSHADA: Like Saar

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,990FollowersFollow

NAGU SOO BIIR

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,988FollowersFollow

TOP NEWS

XOGAHA QARSOON