Friday, June 27, 2025

DAAWO SAWIRRO: Xaaladda Magaalada Baardheere Alshabaab kadib

Xaalada degmada Baardheere ayaa dib ugu soo laabatay ka hor sidii ay ahayd intii aanay kooxda Alshabab la wareegin 7 sanadood ka hor, kadib markii bishii hore ay la wareegeen Ciidamada dowladda iyo kuwa AMISOM.

Magaalada Baardheere oo ah magaalo istiraatiiji ah waxay caan ku ah dhinaca wax soo saarka beeraha, waxaana mara wabiga Jubba, ciidamada  Kenya iyo kuwa Itoobiya oo qeyb ka ah howl galka AMISOM ayaa si wada jir ah magaalada ugu sugan, iyadoo ay wehliyaan Ciidamo Soomaali oo u kala qeybsan kuwa dowladda Federaalka iyo qaar taabacsan maamulka Jubba.

DAAWO SAWIRO MUUJINAYA XAALADA CUSUB EE BAARDHEERE

Xaalada magaalada Baardheere Alshabaab kadib

baardheere-1
Xaalada magaalada Baardheere Alshabaab kadib

baardheere-2
Xaalada magaalada Baardheere Alshabaab kadib

Xaalada magaalada Baardheere Alshabaab kadib

?????????????????????????????????????????????????????????

[ad name=”HTML”]

Goobjooge.com
[ad name=”HTML-1″]

NAGULA SAAXIIB BARAHA BULSHADA: Like Saar

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,990FollowersFollow

NAGU SOO BIIR

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,988FollowersFollow

TOP NEWS

XOGAHA QARSOON