Taageerayaasha xildhibaanada ah ee dib u doorashada madaxweyne Xasn Sheekh Maxamuud ayaa isugu tegay Hotelka SYL ee magaalada Muqdisho.
Xildhibaanadan ayaa sheegay inay tiradoodu ka badan tahay 200, isla markaana ay si buuxda u taageersan yihiin in dib loo doorto Madaxweynaha waqtigiisu dhammaaday ee Xasan Sheekh.
DAAWO SAWIRRADA