Monday, July 14, 2025

DAAWO SAWIRRO: Xusuusta Sanadguuradii koowaad dagaalkii Ceelcadde & Askar weli maqan

Maanta oo ah 15-ka Janaayo 2015 waxay ku beegan tahay sanadguuradii koowaad ee dagaalkii Ceelcade oo Alshabaab ku laayeen ciidamadii ugu badnaa ee AMISOM oo ka socda dalka Kenya.

Dowladda Kenya ayaan weli warbixin ka soo saarin qasaaraha ka gaaray dagaalkaasi oo la sheegay in ilaa 150 askari oo Kenyaati ah lagu dilay. waxaa kaloo Alshabaab ay heystaa askar maxaabiis Kenyaan ah iyo lafaha meydad  fara badan.

Hoos ka daawo Sawiradi Alshbaab faafisay ee wixii ka dhacay xeradii Ceelcade ee ciidamada Kenya oo ay qabsadeen Alshabaab.

DIGNIIN: HA ISKU DAAWAN HADDII AADAN AWOODIN

134133132131
129122123124125126121120119118117112113114115116106108109110111105104103102100095096097098099094093

082

076

071

002

006

Dhamaad.

NAGULA SAAXIIB BARAHA BULSHADA: Like Saar

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,990FollowersFollow

NAGU SOO BIIR

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,988FollowersFollow

TOP NEWS

XOGAHA QARSOON