Saturday, June 28, 2025

DAAWO: Sheekh caanka ah ee reer Jabuuti C/raxmaan Bashiir oo ka hadlay doorashadii Farmaajo

Sheekh Caanka Ah ee reer Jabuuti Sheekh C/raxmaan Saleemaan ( Sheekh Bashiir ) ayaa ka hadlay xaaladda ku wareegsaneyd Doorashadii Soomaaliya iyo guushii uu gaaray Madaxweyne Maxamed C/llaahi Farmaajo.

Sheekha oo hambalyo u kala diray intii doorashadaasi ka shaqeysay ayaa faahfaahin ka bixiyay aragtidiisa iyo sidii ay doorashada ku  dhacday.

DHINACA SARE KA DAAWO VIDEO

NAGULA SAAXIIB BARAHA BULSHADA: Like Saar

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,990FollowersFollow

NAGU SOO BIIR

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,988FollowersFollow

TOP NEWS

XOGAHA QARSOON