Sheekh Maxamed Ibraahim Kenyaawi ayaa ka hadlay warar been abuur ah oo laga faafiyey oo lagu sheegay in lagu dilay magaalada Muqdisho.
Sheekha ayaa wax lala yaabo ku tilmaamay wararka ay ka tebiyeen, wuxuuna sheegay inay isaguna shaki geliyeen. “Nolosha ayaan igu disheen.. anna inaan idin nooleeyo ayaa rabaa… maxaad igu nacdeen reer Facebook iyo Youtube..” ayuu yiri Sheekh Kenyaawi oo si kulul uga hadlay faafinta wararka beenta ah.
HOOS KA DAAWO