Tuesday, June 24, 2025

DAAWO: Sheekh Umal oo ka hadlay xalka kiiska kufsiga ah ee ka dhacay Goldogob, Mudug

Sheekh Maxamed Cabdi Umal oo ka mida culimada waaweyn ee Soomaalida ayaa hadal kasoo saaray kiiskii kufsiga ahaa ee ka dhacay Gobolka Mudug, degmada Goldogob.

Kiiskan oo qabsaday baraha bulshada ki xiriirto ayaa keenay cambaareyn markii ay dhalinyaradaasi faafiyeen video ay ka duubeen dhacdada, waxaana Sheekhu uu sheegay in xalka kaliya uu yahay in kiisaska noocaasi ah lagu xaliyo diinta islaamka oo laga daayo xeer jajabka.

NAGULA SAAXIIB BARAHA BULSHADA: Like Saar

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,990FollowersFollow

NAGU SOO BIIR

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,988FollowersFollow

TOP NEWS

XOGAHA QARSOON