Friday, June 27, 2025

DAAWO: Taliye Tuuryare oo lasoo bandhigay isagoo dhiig u shubaya askar laga dhaawacay NISA

Hay’adda Nabadsugidda Qaranka NISA ayaa shaacisay in taliyahooda C/raxmaan Tuuryare uu dhiig u shubay caawa askar looga dhaawacay weerar ay koox la sheegay inay Alshabaab tahay ku qaadeen gaari ay saarnaayeen ciidamo NISA ka tirsan xaafadda Suuqa xoolaha ee magaalada Muqdisho.

Barta twitter-ka NISA ayaa lagu shaaciyay sawirka taliye C/raxmaan Maxamed Tuuryare oo sheegaya inuu dhiig ugu deeqay askartiisa.

Caawa ayaa weerar lagu gaari gaari ay wateen ciidamada NISA waxaa weerar xoog leh ku qaaday gaari kale, iyadoo askari looga dilay  weerarkaasi dhowr kalena ay uga dhaawacmeen.

Goobjooge.com

NAGULA SAAXIIB BARAHA BULSHADA: Like Saar

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,990FollowersFollow

NAGU SOO BIIR

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,988FollowersFollow

TOP NEWS

XOGAHA QARSOON