Tuesday, June 24, 2025

DAAWO VIDEO: 17 Gaadiidka Dagaalka ah oo lagu wareejiyay ciidamada Milateriga Kismaayo

Wasiiru dowlaha wasaaradda Gaashaandhiga dowladda Soomaaliya Maxamed Cali Xagaa ayaa maanta 17 gaadiidka dagaalka ah ku wareejiyay ciidamada xoogga dalka ee ku sugan magaalada Kismaayo.

 

Taliska Ciidamada Xoogga dalka qeybta 43 aad ee magaalada Kismaayo ayaa la wareegay baabuurtaasi oo la sheegay in dowladda Mareykanak ay ugu deeqday milateriga Soomaaliya.

Goobjooge.com

 

NAGULA SAAXIIB BARAHA BULSHADA: Like Saar

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,990FollowersFollow

NAGU SOO BIIR

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,988FollowersFollow

TOP NEWS

XOGAHA QARSOON