Wednesday, June 25, 2025

DAAWO VIDEO: Alshabaab oo video la yaab leh ka sameysay dagaalkii Ceelcade iyo Kenya

M’asasada Alkataa’ib  oo ah qeybta warbaahinta Alshabaab ayaa soo saartay video la yaab leh oo ku saabsan howlgallada kooxdaasi ka wado Soomaaliya iyo Kenya.

Vidoe-ga waxaa kasoo muuqday  Sheekh Axmed Iimaan Cali oo ah hogaamiyaha Alshabaab ee dalka Kenya isagoo lebisan dareyska ciidamada Kenya waxaana ka muuqda xilli uu booqanaya xarun tababar oo khubado u jeedinaya  dagaalyahano kooxdiisa ka tirsan.

Hogaamiyaha Alshabab ee Kenya wuxuu ka hadlayaa weerarkii Ceelcade iyo sidii Kenya askarteeda ugu hoobteen, waxaan filimka ku jira dhoolatus ay soo bandhigeen kooxda.

DHINACA SARE KA DAAWO

NAGULA SAAXIIB BARAHA BULSHADA: Like Saar

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,990FollowersFollow

NAGU SOO BIIR

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,988FollowersFollow

TOP NEWS

XOGAHA QARSOON