Qaar ka mida ciidamadii qeybta ka ahaa afgembiga milateri ee dhicisoobay dalka Turkiga ayaa is dhiibaya iyadoo saraakiisha sare ee hogaamineysay intooda badan la qabtay.
Tobanaan milateri ah fadhi ka sameystay Buundada caanka ah ee Istanbuul ayaa la arkayay iyagoo is dhiibaya.
Dhinaca kale diyaarad dagaal ayaa la sheegay inay duqeysay goor dhoweyd taangiyo ay leeyihiin ciidamada Inqilaabka wada oo ku sugnaa madaxtooyada Ankara, halka Diyaarad Helikobtar ah oo iyaduna la riday.
Waxaa muuqata in xaalada magaalada Ankara ay weli kacsan tahay oo ciidamada inqilaanka wada ay weli dhaqdhaqaaq wadaan.
HOOS KA DAAWO VIDEO
Turkish troops who occupied the Istanbul bridge surrender live on TV. pic.twitter.com/sy2tu95m5v
— Mahir Zeynalov (@MahirZeynalov) July 16, 2016
Goobjooge.com