Friday, June 27, 2025

DAAWO VIDEO: Ciidamo Soomaaliyeed oo wacdarro ka dhigay xuska xoriyadda Jabuuti

Ciidamada Booliska Somaliya ayaa Magaalada Djibouti uga qaybgalay munaasabadda xuska 27-ka June, oo ah maalintii ay Jamhuuriyadda Jabuuti xornimada ka qaadatay Faransiiska. (27, June, 1977).

Ciidamada Soomaalida oo ka koobnaa 220 askari, ayaa  Khamiistii tababar u soo xiray Taliyaha Booliska Somaliyeed, General Maxamed Sheekh Xasan Xaamud. Waxaana tababaray Saraakiil Booliska Talyaaniga ka tirsan, halka ay fududeysay Jamhuuriyadda Jabuuti.

Haddana Ciidamadan waxay soo bandhigeen gaada-ka-ciyaar qurux badan, iyadoo loo garaacay Muusikada Astaanka Calanka Somaliya.

DAAWO VIDEO: Ciidamo Soomaaliyeed oo wacdarro ka dhigay xuska xoriyadda Jabuuti

NAGULA SAAXIIB BARAHA BULSHADA: Like Saar

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,990FollowersFollow

NAGU SOO BIIR

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,988FollowersFollow

TOP NEWS

XOGAHA QARSOON