Tuesday, June 24, 2025

DAAWO VIDEO: Imaaraadka oo duleedka Hargeysa ka hirgeliyay Biyo-xireenka ugu weyn Soomaaliya

Hay’adda Gargaarka Khaliifa ee dalka Imaaraadka Carabta ayaa duleedka magaalada Hargeysa ka hirgelisay Biyo xireenka ugu weyn Soomaaliya.

Furitaanka biyo xireenkan oo loogu magac daray “Xumbo-weyne” waxaa furay wasiirka arrimaha dibadda Somaliland iyo wafdi ka socday Hay’adda Khaliifa, waxaana dhismihiiisa laga fuliyay meel 70 KM u jirta magaalada Hargeysa.

Biyo xireenkan oo keydin doona Daadka ka rogmada degaanadaasi waxaa loogu talogalay in xilliga abaaraha loo baxsado, waxaana dhismihiisa uu qaatay 13 bilood, iyadoo dhererkiisu gaarayo 150 Mitir muggiisuna dhan yahay 11 Mitir, waxaa kaloo masaaxafadda uu ku fadhiyo ay dhan tahay 110 kun oo mitir laba jibaaran.

SourceWAM

NAGULA SAAXIIB BARAHA BULSHADA: Like Saar

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,990FollowersFollow

NAGU SOO BIIR

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,988FollowersFollow

TOP NEWS

XOGAHA QARSOON