Laba wariye ayaa lagu toogtay gobolka Virginia ee dalka Maraykanka, iyagoo si toos ah waraysi u siinaya telefishinka, waxaana falkan oo aan hore loo arag uu ka yaabiyay dadweynaha Mareykanka.
Alison Parker iyo Adam Ward kala ah wariye iyo sawir qaade telefishan ayaa u shaqaynayay telefishin la shaqeeya CBC ee magaalada Moneta ee Bedford County.
HOOS KA DAAWO IYADOO TOOS LOO TOOGANAYO
[ot-video type=”youtube” url=”https://www.youtube.com/watch?v=pAH6SACn9lE”]
[ad name=”HTML-1″]