Madaxweynaha Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud oo socdaal ku jooga magaalada Jigjiga isagoo marti u ah madaxweynaha Kilinka Shanaad ee Itoobiya
Cabdi Maxamuud Cumar ayaa ka qeyb galay ciyaar dhaanto oo uu dhexda u galay koox xaflad lagu soo dhoweeyay.
Ad
Xasan Sheekhoo uu barbar taagan yahay Cabdi Maxamuud Cumar ayaa la arkayay isagoo dhaanteynaya, waxaana sidii caadada u ahayn ka muuqatay dhoola cadeyntiisii.
DAAWO VIDEO-GA
Warar Xul ah