Siyaasiga Maxamuud Sayid Aadan oo maanta tegay magaalada Kismaayo ayaa ku dhawaaqay inay tanaasuleen oo maamulka Jubba ee Axmed Madoobe uu bilaabay tanaasulka. “Waxaan garanay inaan tanaasulno oo hal dhinac tareemka tareenka u wada kaxeyno, khilaafkii dhexdeena ahaa kuma faa’iidin cida” ayuu yiri Maxamuud Sayid Aadan.
HOOS KA DAAWO VIDEO
[ot-video type=”youtube” url=”https://www.youtube.com/watch?t=49&v=mfs2Gniy4yw”]
Goobjooge.com
[ad name=”HTML-7″]