Tuesday, June 24, 2025

DAAWO VIDEO: Nin Muslim ah oo Sali duulaya ku maraya Magaalada Berlin

Waxaa si weyn u faafay Video cusub oo ay soo saartay kooxda majaajilooyinka sameysa ee Datel Tater oo  muujinaya muuqaalka nin ku duulaya Sali Firaash ah, kaasoo wadooyinka magaalada Berlin ee dalka Jarmalka wareegaya si uu dadka u baro Bisha Ramadaan ee muslimiinta.

Video-ga oo shacbiyad weyn ka helay Facebook, waxaa Ninka saliga duulaya saaran lagu magcaabaa Yuunis Camaayira, waxaana dhaceysa inuu maro Boor wadadda dhinaceeda yaalla oo uu leeyahay xisbiga naasiyiinta cusub ayna ku qoran yihiin ereyo ugu baaqaya ajaaniibta  inay baxaan dalka, wuxuuse ku bedelayaa “Ramadaan Wanaagsan”.

Socdaalka sali ku duulka ah ee kooxdan oo loog magac daray safar soo noqod wanaagsan, wuxuu wataa ninka sameeyay boor ay dhinac uga qoran tahay “Ma rabtaa Timir”, dhinaca kalena Ramadaan Wanaagsan.

Yuunis wuxuu ka mid yahay kooxda Datel Tater oo ka kooban 5 qof oo isugu jira muslimiin iyo qaar aam muslimiin ahayn oo degan magaalada Berlin

DAAWO

 MAGIC RAMADAN 2016 – Der Fliegende TeppichBleib aufm Teppich! Es ist RAMADAN!

Mit einem fliegenden Teppich durch Berlin
Was ist Ramadan, wer sind diese Leute die das machen und warum können die fliegen? Wir sind durch Berlin geflogen und haben Datteln und Antworten verteilt.

 

NAGULA SAAXIIB BARAHA BULSHADA: Like Saar

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,990FollowersFollow

NAGU SOO BIIR

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,988FollowersFollow

TOP NEWS

XOGAHA QARSOON