Wednesday, June 25, 2025

DAAWO VIDEO: Sidii uu ku socday Gaarigii weynaa ee TM-ka ku qarxay Isgoyska Soope

Muuqaalo iyo Video ayaa laga helay sidii uu u dhacay qaraxii weynaa ee 14-kii Oktoobar 2017 ka dhacay magaalada Muqdisho.

Qaraxan oo uu fuliyey naftii halige C/llaahi Cabdi Warsame ayaa waxaa muuqaalka inta la baahiyay ka muuqda gaariga weyn ee TM-ka ahaa oo jiiraya baabuurta safka ku jirtay isgoyska Soope ilaa uu soo gaaray Hotelka Safari hortiisa oo ahayd goobta uu ku qarxay.

HOOS KA DAAWO VIDEO-GA

NAGULA SAAXIIB BARAHA BULSHADA: Like Saar

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,990FollowersFollow

NAGU SOO BIIR

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,988FollowersFollow

TOP NEWS

XOGAHA QARSOON