Wednesday, June 25, 2025

DAAWO: VIDEO UU DUUBAY MID KA MIDA RAKAABKII DIYAARADDA DAALLO

Shilkii maanta dab ka kacay diyaarad ay leedahay shirkadda Daallo, xilli ay hawada ku jirtay markii ay ka duushay garoonka Aadan Cadde ee magaalada Muqdisho, waxaana warar kala duwan kasoo baxayaan sababta shilka oo la filayo inuu qarax gudaha ka dhacay yahay.

Waxaa diyaarada dib ugu soo laabatay garoonka, waxaana degmada Balcad laga helay meyd diyaaradda ka dhacay oo jirkiisu gubtay, haddaba waxaa video laga duubay xaaladii ay diyaaradda ku jiray qaraxa kadib oo uu qaaday mid ka mid rakaabkii diyaaradda.

DHINACA SARE KA DAAWO VIDEO-GA

Goobjooge.com

NAGULA SAAXIIB BARAHA BULSHADA: Like Saar

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,990FollowersFollow

NAGU SOO BIIR

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,988FollowersFollow

TOP NEWS

XOGAHA QARSOON