DAAWO VIDEO: Waxgaradka Beesha Hawiye: “Haddii Xasan Sheekh soo laabto dagaal ayaa dhacaya…”

0

Kulan ay Muqdisho ku yeesheen  Odoyaal, Siyaasiyiin iyo waxgarad kasoo jeeda Beelaha Hawiye ayaa eedeyn ba’an u jeediyay musuqa dowladda waqtigeedu dhammaaday ee doorashada.

Waxgaradka ayaa kasoo saaray Baaq ku saabsan Doorashooyinka, waxayna sheegeen haddii ay dhacdo in Xasan Sheekh dib u soo laabto uu dhici doono dagaal gacmaha la isula tago.