Saturday, June 28, 2025

DAAWO VIDEO: Xildhibaano Kenyaan ah oo fowo iyo Firimbi ku carqaladeeyay khudbadii Madaxweyne Uhuru

Xildhibaano ka tirsan Baarlamaanka Kenya ayaa shalay fowdo ka sameeyay khudbad uu Baarlamaanka dalkaasi ka jeedinayay Madaxweynaha dalka Kenya Uhuru Kenyatta.

Xildhibaanada ayaa falkooda ku bilaabay Firimbi waxayna hor istaageen daqiiqado inuu khudbadiisa bilaabo madaxweyne Uhuru oo la arkayay isagoo qoslaya markii uu damcay inuu bilaabo khudbadiisa, waxayna xildhibaanada mucaaradka ahaa ka horjeedeen siyaasadda Uhuru.

Guddoomiyaha Baarlamaanka ayaa ka codsaday inay joojiyaan fowdada xildhibaanada buuqa waday, wuxuuna u sheegay haddii aysan rabin inay dhageysteen khudbada madaxweynaha inay fadhiga ka tagaan, laakiin qaabkaasi aanu ahayn mid anshax ah.

Xaaladda ayaa markii dambe tagtay in Boolis loogu yeero xildhibaanada fowdada waxay oo laga saaro fadhiga Baarlamaanka, waxaana markaas kadib madaxweyne Uhuru u suuragashay inuu khudbadiisii jeediyo.

Jubilee MPs watch as their Cord counterparts protest inside the Chamber on March 31, 2016. Five of the protesters were ejected. PHOTO | RAPHAEL NJOROGE | NATION MEDIA GROUP

HOOS KA DAAWO VIDEO

Goobjooge.com

NAGULA SAAXIIB BARAHA BULSHADA: Like Saar

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,990FollowersFollow

NAGU SOO BIIR

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,988FollowersFollow

TOP NEWS

XOGAHA QARSOON