Tag: Uhuru Kenyatta

Madaxweynaha Kenya oo ka qeybgalay Afurka & Salaadii Masjidka Jamia ee Nairobi [Sawirro]

Madaxweynaha Kenya Uhuru Kenyatta ayaa caawa tegay Masjidka Jamia Mosque ee magaalada Niarobi, isagoo muslimiinta kala qeyb galay afurka iyo salaadii Maqrib,...

Madaxweynayaasha Uganda & Kenya oo shir uga furmay magaalada Mombasa [Sawirro]

Madaxweynaha Uganda Yoweri Musaveni ayaa socdaal rasmi ah maanta uga bilowday dalka Kenya, isagoo wadahadal la leh madaxweynaha dalkaasi Uhuru Kenyatta.

Uhuru Kenyatta dhexdhexaadinaya Xiisad ka dhex taagan Dalalka Uganda iyo Rwanda…

Madaxweynaha Kenya Uhuru Kenyatta ayaa dhex galay xiisad ka dhex aloonsantay dalalka Uganda iyo Rwanda, isagoo socdaallo ku kala bixiyey caasimadaha Kigali...

Maxay ka wadahadleen Madaxda Somalia, Itoobiya iyo Kenya..? [Itoobiya oo War kasoo saartay -SAWIRRO]

Madaxda dowladda Somalia iyo Kenya ayaa ku heshiiyey inay ka wada shaqeeyaan nabadda ayna qaadaan tallaabooyin ay ku xalinayaan arrimaha gaarka ah...

Madaxweyne Farmaajo iyo Abiy Ahmed oo si wadajir ah ugu sii jeeda magaalada Nairobi

Madaxweynaha Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo iyo Ra’iisul Wasaaraha Itoobiya Abiy Axmed ayaa goor dhaw u ambabaxaya magaalada Nayroobi halkaas oo...

Maxay ka wada-hadlayaan Madaxda dalalka Kenya, Itoobiya & Eritrea ee isugu tegay Asmara [Sawirro]

Madaxweynaha Kenya Uhuru Kenyata iyo Ra'iisal wasaaraha Itoobiya Abiy Ahmed ayaa maanta gaaray magaalada Asmara ee dalka Etirea, iyadoo uu halkaasi...

XOG CULUS: Maxaa ka jira Farmaajo iyo Uhuru Kenyatta isku khilaafeen Arrinta Axmed Madoobe…?

Xiisada diblomaasiyadeed ee ka dhex taagan dalalka Somalia iyo Kenya, kadib markii dowladda Kenya ay dalkeeda kasoo ceyrisay safiirkii Soomaaliya ayaa faafhaahin...

Muuqaal laga saaray Qeybta Ingiriiska ee Website-ka Villa Somalia, kadib fashil qabsaday [Akhriso+ Sawirro]

Qeybta Af-Ingiriiska ee Bogga madaxtooyada Soomaaliya (villasomalia.gov.so/en/) hawada saaray muddo kooban, kadiba dib loo soo celiyey markii laga saaray sawirro ku soo baxay qeybta...

Madaxweyne Farmaajo: “Waxaan telefoon kula hadlay Uhuru Kenyatta, Somalia waxay garab taagan tahay Kenya..”

Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed C/llaahi Farmaajo ayaa sheegay inuu telefoon u diray madaxweynaha Kenya Uhuru Kenyatta saaka, isla markaana  uu la qeybsaday xaaladda adag ee...

Dowlada Kenya muddo dheer kadib aqbashay Safiirka cusub ee Soomaaliya Mudane Tarsan [Sawirro]

Dowladda Kenya ayaa aqbashay safiirka cusub ee Soomaaliya u fadhin doona magaalada Nairobi, waxaana maanta Madaxweynaha Kenya Uhuru Kenyatta uu ka guddoomay waraaqihii aqoonsiga,...

Madaxweynaha Kenya oo Mareykanka kala hadlaya inuu ciidamadiisa kala baxo Soomaaliya [Akhriso]

Madaxweynaha Kenya Uhuru Kenyatta ayaa shaaciyey inuu ciidamada Kenya kala baxayo dalka Soomaaliya, arrintaas oo qorshaheeda uu kala hadlayo madaxda dalka Mareykanka, kadib booqasho...

SAWIRRO: Madaxweynihii hore ee Mareykanka Barack Obama oo booqasho ku jooga dalka Kenya

Madaxweynihii hore ee Maraykanka, Barack Obama aya maanta tegey Kenya, halkaasoo uu  kasoo jeedo, isagoo booqasho laba maalmood ah ku joogi doona dalkaasi. Waa markii...

Madaxweyne Farmaajo oo ka qeybgalay Kulanka Maalinta Alle-Bariga & Ducada ee Dalka Kenya

Madaxweynaha Dawladda Faderaalka ah ee Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo oo ku sugan dalka Kenya ayaa ka qeyb galay maalinta Qaran ee Alle-bariga iyo Ducada...

Dowladda Somalia oo ogolaatay inay Kenya ku taageerto helista Kursiga Golaha Amaanka ee Q/Midoobay

Dowlada Kenya ayaa sheegtay inay Soomaaliya ka taageereyso qabashada Kursiga aan joogtada ahayn ee Golaha Ammaanka Qaramada Midoobay. Sida ay shaacisay Madaxtooyada Kenya kulan wada...

Somalia iyo Kenya oo sameynaya Guddi Qaabilsan Muranka Xuduudaha Labada Dal & Amniga [Akhriso]

Dowladaha Soomaaliya iyo Kenya ayaa ayaa ku dhawaaqay inay Guddi gaara u sameynayaan arrimaha Amniga iyo Xuduudaha labada dal. Qoraal ka soo baxay Madaxtooyada Soomaaliya...

President Kenyatta holds bilateral talks with Somalia President

President Uhuru Kenyatta today held talks with President Mohamed Abdullahi Farmaajo of Somalia who is on an official visit in the country. The two leaders...

Hogaamiyeyaasha Kenya & Itoobiya oo War kasoo saaray Alshabab, Maalgelinta AMISOM & Faragelinta Somalia...

Kadib booqasho rasmi ah oo Ra'iisal wasaaraha Itoobiya Abiy Ahmed ku tegay Kenya iyo wadahadal dhex maray madaxweynaha Kenya ayay war cad kasoo saareen...

Daawo Sawirro: Raila Odinga oo isu Dhaariyey xilka “MADAXWEYNAHA SHACABKA KENYA”

Hoggaamiyaha mucaaradka Kenya ayaa isu dhaariyay inuu yahay Madaxweynaha shacabka Kenya, isu soo bax ka dhacay fagaaraha Uhuru Park eee magaalada Nairobi. Kumanaan taageerayaasha mucaradka...

Uhuru Kenyatta oo la caleema saaray [Ra’iisal wasaaraha Yuhuudda uga baaqday xafladda arrimo…]

Uhuru Kenyatta iyo William Ruto ayaa maanta loo kala dhaariyay madaxweynaha iyo madaxweyne ku xigeenka Kenya kadib munaasabad balaaran oo ka dhacday Nairobi. Dad boqol...

Maxkamadda sare ee Kenya oo Sharci ka dhigtay doorashadii ku-celiska ee Uhuru Kenyatta

Maxkamadda ugu sarreysa dalka Kenya ayaa tuurtay dacwad ka dhan ahayd dib u soo doorashada madaxweyne Uhuru Kenyatta bishii la soo dhaafay. Lixda garsoore ee...
error: Content is protected !!