Wednesday, June 25, 2025

DAAWO: Xasan Sheekh oo sheegay inuu Itoobiya weydiistay inaysan ciidamadeeda kala bixin Somalia

Madaxweynaha xilka sii haya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa qiray in ciidamo aan ka tirsaneynin AMISOM ay Itoobiya ka joogaan Soomaaliya.

Wuxuu difaacay ciidamadaasi uu sheegay inay ku joogaan heshiis labada dowladood ka dhaxeeya, isagoo dhinaca kale sheegay inaysan jirin ciidamo Itoobiyaan ah oo ka baxaya Soomaaliya.

“Waxaa jira ciidamo la kala bedelo, taasina waxaan weydiisanay dowladda Itoobiya inaan la sameyn, waana naga ogolaadeen” ayuu yiri Xasan Sheekh oo la weydiiyay socdaalkiisii ugu danbeeyay ee uu ku tegay dalka Itoobiya.

DHINACA SARE KA DAAWO WAREYSIGA UNIVERSAL TV

Goobjooge.com

NAGULA SAAXIIB BARAHA BULSHADA: Like Saar

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,990FollowersFollow

NAGU SOO BIIR

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,988FollowersFollow

TOP NEWS

XOGAHA QARSOON