Monday, June 23, 2025

DAAWO: Xildhibaan Goodax oo si kulul aan hore loo arag u weeraray xildhibaannada Mahad Salaad iyo Daqarre

Xildhibaan C/llaahi Goodax Barre ayaa dhulka ku jiiday oo si aan hore loo arag u weeraray  Xildhibaan Mahad Salaad iyo Xildhibaan Axmed Cismaan Daqarre oo  fadhigii maanta si weyn ugu weeraray madaxweynaha iyo Ra’iisal wasaaraha.

Wuxuu sheegay inay waxba kama jiraan yihiin hadalladii ay labada xildhibaan ka jeediyeen Baarlamaanka isagoo ku tilmaamay inay yihiin burcad doonaya inay dib u helaan wixii ay barteen oo raadinaya sedbursi.

Warar Xul ah

NAGULA SAAXIIB BARAHA BULSHADA: Like Saar

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,990FollowersFollow

NAGU SOO BIIR

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,988FollowersFollow

TOP NEWS

XOGAHA QARSOON